Kulanka Wadatashiga dhismaha golaha deegaanka  Jowhar oo la soo gabagabeeyay (Sawirro)

Kulan wadatashi oo loogaga hadlayay dhismaha gollaha deegaanaka ee degmada Jowhar ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle.   Mudada uu socday kulankan ayaa waxaa ka soo qeybgalay duubabka dhaqanka gobolka Shabellaha Dhexe, Maamulka gobolka iyo kan Degmada Jowhar, mas’uuliyiin ka socotay hay’adaha CRD, FCA iyo Wasaarada Arrimaha Gudaha Hirshabelle.   … Continue reading Kulanka Wadatashiga dhismaha golaha deegaanka  Jowhar oo la soo gabagabeeyay (Sawirro)